Quruxdii uu lahaa dalka soomaaliya

Guriga | Wararka | Sawirada | Tariikhda Somaliya | fanka iyo sugaanta | Asxaabta | Arrimaha bulshada | cayaaraha

Waxaad boggaan ka arki kartaa ama ka daawan kartaa sawiraddii ugu caansanaa dalka soomaaliya.
Inta badan waxyaabaha caanka ahaa ayaa waxaa ay ku yaaleen magaala madaxda somaaliya ee muqdisho.
Sawirkaan aad aragto ayaa waxaa uu yahay mid ka mid ah hotelladii ugu caansanaa magaaladamuqdisho, waxaana waaye hotelkii lagu magacaabi jiray Curubo kaas oo yaallay dagmada xamar weyne ee magalaada muqdisho.

Muqdisho ama Xamar waa magaalo-madaxda Soomaaliya. Waxayn ku taalla gobolka Banaadir ee Koofur-Bari ee dalka. Waxayna saaran tahay Badweynta Hindiya. Tirada dadka ku noolaa dagaalka sokeeye ka hor (1990)waxay ahaayeen 1,500.000 qofood.

Taariikhda Muqdisho waa mid da'weyn ah oo si qeexan uga muuqata taariikhda qaaradda, Carabta, Hindiya iyo Shiinaha. Waxaa gaar ahaan uga hadlaya Muqdisho ama Xamar qoraaga Muslimka ah ee reer Maqrab, Ibn-Batuta oo booqday magaalada 675 sanadood ka hor. Eeg buuga safarradiisa ama "Rixlaat Ibn Batuuta" ee Afrika iyo Aasiya.

Afar iyo tobankii sano ee ugu dambeeyey Muqdisho waxay caan ku ahayd Nabadgelyo xumo, meel ay ka taliyaan qabqablayaan dagaal oo hab 'mafio' ah ku shaqaysta, dadkuna u afduuban yahay, iyagoo qaybo yar yar magaalada u qaybsaday iyagoo ku qaraabanaya magac qabiil, kuna shaqaysta hantidii dowladii ay lahayd iyo mid mid gaar oo dadkii lahaa ay waddanka dibedda uga qaxeen.

Qabqablayaashaas dagaal(Warlords)oo u badan kuwo ka yimi gobollada dhexe ee Somalia, gaar ahaan Mudug iyo Galguduud waxay isugu jiraan qaar hab qabiil ku gabbada,qaar wadaaddo diimeed ku gabbada, qaar hab ganacsato ku gabbada, qaar siyaasiyiin iyo saraakiil hore oo ciidan ku magac raadsada.

Taasu waxa ay keentay in Muqdisho ay noqoto caqabadda hor taagan soo celinta nabad gelyadii iyo qarannimadii Somalia.

Shirar dhawr iyo toban gaaraya ayaa waxgaradka Somaliyeed is ku dayeen inay maara u helaan dhibka Muqdisho ku hayso dalka iyagoo abaal marin ku deyey ay ku hoggaamiyaan Somaliya raga qabqablayaasha ah ee Xamar haysta, laakiin waa shayn weydey maadaama dantooda dowlad la'aanta ay ku haystaan iyo tan qarannimo oo aan iska hor jeeda.

Shirka ugu dambeeyey ee Kenya ka dhacay ayaa hadda waxaa la isku deyayaa bal in xagga xoogga la isku dayo,iyadoo ciidammo caalammi ah oo dhex dhexaad ah la adeegsanayo, mar haddii abaalmarintii shaqayn weydey.

Haddii taasi shaqayn weydo, waxay noqonaysaa in ay taariikh noqonayso in meel Muqdisho lagu magacaabi jirey ay afartan sano (1950-1990) Somaliya caasimad u ahayd---(YOL)

barisamaadkii somaliya oo ay shidan tahay waayeYOL

 


Hoteel curubo ayaa ahaa hotel run ahaatii taariikh ku leh magaalada muqdisho, iyadoo hadda aad arkayso burburkii ku yimid intii lagu jiray dagaaladii sokeeyo ay ka bilowday soomaaliya bilowgii 1991kii Hadda ayaa waxaa uu yahay hotel Curubo mid burburay iyadoo aad arkeyso marka aad booqato halkii uu ku yaalay ee dagmada xamar weyne ee magaalada Muqdisho, laakiin aad arkeyso waxyaabahii ka haray.dowlad waliba  ama shacabka kasta waxey ku fanaan wax yaabaha quruxda leh ee hadana qarni badan dhisan hadese somaliya wax ba ka ma xasuusan kartid hadey marhore kuugu danbeysay nasiib darase waxey noqdeen kuwa labur buriyay oo ciida lagu daray xusuus gaar ah ayeey ku rebeysa  dadkii barisimaadkiii ku damaashaadi jiray hotelkan +  maanta waxa uu yahay? yoolaconline

guryaha somalida dhaqan ahaan ay ka dhistaam magaalada muqdisho barisamaadki waayo waayo nin kii xislahaa xasuusta by YOL



        Somalia - History

 

Somalia PicturesSomalia was formed by a merger of two former colonial territories: British Somaliland, in the north, and its larger and more populous neighbour, Italian Somaliland.
The United Kingdom established a protectorate in British Somaliland in 1886, following the withdrawal of Egyptian garrisons from the area. Italian Somaliland originated in 1889, when Italy concluded agreements with two local rulers, who placed their territories under Italian protection.
Italy´s occupation of the region was extended along the coast and inland, and Italian control was completed in 1927. Accordingly, the union of former British and Italian Somaliland took effect on 1 July 1960, when the independent Somali Republic was proclaimed.

On the same day representatives of the two component territories elected Dr Aden Abdullah Osman, hitherto President of the Somalia Legislative Assembly (the legislature of the southern territory), to be the first President of the new Republic.

During 1991 Somalia was riven by battles for territory between armed groups, mostly divided along clan lines.
By contrast, Somaliland enjoyed several months of relative peace and stability following its declaration of independence, and work began, with the assistance of non-governmental aid organizations, on rebuilding the territory´s infrastructure.

"Somaliland", however, was not recognized as an independent state by the international community, and consequently did not receive the substantial financial aid that its economy required. Sub-clan rivalries within the Isaaq clan, to which the majority of the population in "'Somaliland" belong, emerged in December, when an armed group opposing the SNM took control of the port of Berbera.

Forces of the SNM recaptured the port, but in January 1992 fighting between rival factions within the army was reported in Burao. In March serious fighting resumed in Berbera. President immed Ali ´Tur´ dispatched forces of his own sub-clan, the Habr Yunis, to wrest control of the port from the Issa Musa sub-clan.

Six months of hostilities ensued in Berbera and the town of Burao. In October peace talks were initiated by elders of the sub-clans concerned, which resulted in a cessation of the conflict. The SNM Government was also threatened by non-Isaaq ethnic groups within the borders of "Somaliland" who opposed the secession of the territory. Islamic fundamentalist groups, which were fund