

Abdulahi Mohamed Osman (Yoolac )fifafaftiha wabka oo dhawaan ku biiray dad weynaha som liyeed
tifafatiraha waxa ay dadbadani rabeen in ay ka qeyb qataan soo dhaweyn tiisa magalada colombus ohio ee cariga usa somalida hase yeeshee 100 boqolaal qof oo rabtay in ay kusoo dhaweeyaan wadanka usa ayaa habeenkaasi ka baaqsaday oo intii larabay maanan imaan garoonka cilado dufaano iyo qaboow dhacayay habeenkaas waxaad mardhaw arki doontaan qaar kamid ah bahdiisa oo ka jiifsan waayay habeenkaasi soo dhaweyntiisa tifafatiraha wabka sawiro qas ah ayaan mardhaw idiin soo gudbin doona bahda wabka EE YOL
ee sidaas iyo lasocod wanagsan
hilibkii la nici jiray oo markale lasoo jeclaaday somaliya iyo hilibka la dhoofiyo oo markale ka bilowday waa guul iyo maalgalin usoo hoyatay shacabka somliyeed lakin wadanku nabad maleeyahya?
waa milkiilaha web-sitka
xusuustii halyeey la dilay asagoo howl uhaya dadsomaliyeed aafada qaran la aaneed ladagtay 15sano kasoo dhaxsaar hada xis leedahay md c/qadir yax
tifaftiraha wabka c/laahi yoolac oo dhawaan kamid noqday somalida usa
waxii talo iyo tusaale ah kala soo xiriir editor-ka barta
Yoolac20@hotmail.com
Yoolac20@yahoo.com

bidix md yoolac midig sir c/fitaax m/nuur booqashadii mr yoolac gobalka minisota horaantii sandiikii 2006ka
Arrimaha Diinta iyo aqoonta guud
Tifaaftirha web-site-ka
Abdullahi Waxaa 3dii bishan ee november ay ku beegneyd maalin tii ciida soon fureed la isku racay dunida islaamka in ay maalin kaliya ee ay islaamka si wadajir ah u ciidan taas waxaa dunida islaamka qastan mahad calin loogu soo jeediyay wadanka boqortooyada sacuudiga oo iyadu wasaradeeda arimaha diinta ku dadaashay in uusan qilaaf dhacin waxaan iyana malinkahor ayaan daro ku dhacday wasarada arimaha diinta ee wadanka liibiya oo dadkeedi ciidisay arbacadii taas oo ay dad badani oo islaam ahi ka yaben kuna tilmaameen ayaan daroWaxa malintaas laga wada ciiday wadamada islamka sida masar sacudiga qadar asiyada muslimiinta ah oo dhan sikasta ha haatee waxey noqneysa maalintaas maalin lagu tilmaamo maalin islaamku israacay waxaa meesha iyana ka marneyn musliminta ku nool wadamada rer galbeed ka oo ciiday isla maalintaas